Latest posts
November 14, 2024
Waxaa qoray qoraa Falastiini ah Jihaad Turbaani. Waxaa afnaqay Jacfar S. Yuusuf. Waa buug ka kooban 251 bog. Waxaa hogaaminaya qisada buugga wiil la yiraahdo Halgan oo Falastiini ah, iyo saaxiibkii...
November 4, 2024
Cali Xasan Salaam, ama Amiirka Cas. Waa nin u dhashay dalka Falastiin, sidoo kale ku caanbaxay hawlgallo ka dhan ah Israa’iil, kaas oo ay markii dambe u bixisay naanaysta AMIIRKA CAS, raysalwasaarihii...
October 27, 2024
Waa buug yare ka koban illaa 156 bog. Waxaa qoray qoraa u dhashay dalka Mareykanka la yiraahdo Goerge Samuel,
isaga oo buuggan qoray 1926. Kana mid noqday markii u dambaysay buug loo turjumay...
October 25, 2024
Waa bug ka qisoonaya sheeko mala’awaal ah. Taas oo ku saabsan in dad ka kooban 10 ruux la isugu keenay jasiirad go’doon ah oo aan lahayn meel looga xiriiro ama looga dirsado qeylo dhaan haddii ay wax dhacaan....
No posts found