Latest posts
May 4, 2025
QOSOLKA:
Jirka dadka waxaa ku jira warshado soo saara dawooyinka ugu fiican. Waxaa jirta in badankeennu aynnu ku bixino laago fara badan si aynnu helnno deganaansho iyo xasilooni. Waxaana jirta in badankeennu...
April 28, 2025
CARRABKU: Waa xubin muruqyo ka samaysan oo ku dhextaalla afka, oo ka kooban 17 muruq kaas oo ku dheggan daanka hoose ee afka, kuwaas oo u fududeeya dhaqdhaqaaqa iyo shaqadiisa.
Carrabku waa ka ugu xooggan...
January 12, 2025
Magaciisu waa Muuse (Musa), waxa uu ka soo jeedaa dalka Mali. ‘ Boqorka boqoradoodda’ ayaa looga jeedaa MANSA MUSA. Reer Mali waxa ay sidaa uga jeedeen, ma aysan jirin wakhtigii uu ka arriminaaye...
January 2, 2025
SUFYAAN AL-SAWRI: waxaa la sheegaa in maalin uu u safray magaalada Basra caallimkii la oran jiray Sufyaan Al-sawri. Oo waxa uu cilmi u doontay caalimkii kale ee la oran jiray Xamaad Binu Salaam....
No posts found