About us Our Mission SALAAM, Magacaygu waa Aisha mohamed Waxaan ka mid ahay dadka jecel buuggagta iyo akhrintooda. Gaar ahaan kuwa ku qoran af-Soomaaliga. Sidoo kale waxaan qoraa sheekooyin gaagaaban “Halkan waxaan ku soo gudbin doonnaa buuggaagta ku qoran afkeenna hooyo iyaga oo kooban..” Aisha Mohamed