Latest posts

pexels-cottonbro-5801648
FAA'IIDADA QOSOLKA
QOSOLKA: Jirka dadka waxaa ku jira warshado soo saara dawooyinka ugu fiican. Waxaa jirta in badankeennu aynnu ku bixino laago fara badan si aynnu helnno deganaansho iyo xasilooni. Waxaana jirta in badankeennu...
carrabka
CARRABKA
CARRABKU:  Waa xubin muruqyo ka samaysan oo ku dhextaalla afka, oo ka kooban 17 muruq kaas oo ku  dheggan  daanka hoose ee afka, kuwaas oo u fududeeya dhaqdhaqaaqa iyo shaqadiisa. Carrabku waa ka ugu xooggan...
Screenshot 2025-01-12 144728
TAARIIKHDA MANSA MUSA
  Magaciisu waa Muuse (Musa), waxa uu ka soo jeedaa dalka Mali. ‘ Boqorka boqoradoodda’ ayaa looga jeedaa MANSA MUSA. Reer Mali waxa ay sidaa uga jeedeen, ma aysan jirin wakhtigii uu ka arriminaaye...
pexels-meruyert-gonullu-6152260
CULIMADII HORE IYO WAX AKHRISKOODII.
  SUFYAAN AL-SAWRI: waxaa la sheegaa in maalin uu u safray magaalada Basra caallimkii la oran jiray Sufyaan Al-sawri. Oo waxa uu cilmi u doontay caalimkii kale ee la oran jiray Xamaad Binu Salaam....
1 2 3